Mujaahidiinta oo Xalay Weeraray Saldhiga Cadowga ee Diinsoor.

Nov 21, 2024

Shabeelada Hoose.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey weerar qorsheysan ku qaadeen isbaaro maleeshiyaatka Murtadiinta u taalay tuulada Waraa-woole ee u dhaxeysa degmada Afgooye iyo deegaanka Warmaxan.

Dhimashada waa 1 askari oo Murtad ah.

Qaniimada waa 2 Mooto ay lahaayeen Murtadiinta.

Baay.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen xerada Murtadiinta ee xero kowaad ee degmada Diinsoor.