Mujaahidiinta oo Weerrar Culus ku Qaadey Saldhig ku Yaalla Shabeellaha Hoose.

Oct 14, 2025

Shabeelada hoose.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen saldhiga maleeshiyaatka Murtadiinta ee degmada Jannaale, lama soo warin khasaare ka dhashay weerarka maadaama uu dhacay xilli habeen ah.

FAAFREEB PRO