Mujaahidiinta oo Weerarro Qaraxyo ah ka Fuliyey Magaalooyinka Marka iyo Baydhabo.

Sep 1, 2025

Shabeellada Hoose:

Qarax xaley Mujaahidiinta ka fuliyeen gudaha magaalada Marka ayaa lala eegtay fariisin ay ku sugnaayeen maleeshiyaat ka tirsan ridada, waxaana ku dhaawacmay 2 askari oo murtadiin ah.

Sidoo kale, qarax ay Mujaahidiinta ka fuliyeen deegaaanka Danow ayaa lala eegtay maleeshiyaat murtadiin ah oo halkaasi ku sugnaa, waxaana jira khasaaro cadowga gaaray.

Baay:

Mujaahidiinta ayaa xaley 2 qarax ka fuliyey gudaha magaalada Baydhabo. Mid kamid ah qaraxyadaasi ayaa lala eegtay guri uu dagan yahay guddoomiye waaxeed lagu magacaabo C/Raxmaan Weerish, halka kalana lala eegtay guri ay daganaayeen maleeshiyaat murtadiin ah, waxaana jira khasaaro cadowga gaaray.