Mujaahidiinta oo Weerarro Khasaare Dhaliyay Ka Fuliyay Baydhabo iyo Muqdisho.

Jul 11, 2025

Baay.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay weerareen Labo saldhig boolis oo Murtadiinta ay ku leeyihiin xaafada Buulo Jiimaa ee magaalada Baydhabo.

Dhimashada waa 1 sarkaal oo Murtad ah oo lagu magacaabi jiray Marshaale.

Qaniimada waa Qori AK47 ah iyo Booshkiisa.

Banaadir.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey xalay qarax la beegsadeen Bar Controol oo maleeshiyaatka Ridada ay ku leeyihiin xaafada Carafaat ee degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho.

Dhaawaca waa 1 askari oo Murtad ah.