Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen saldhiga Murtadiinta ee deegaanka Awdiinle ee duleedka magaalada Baydhabo ee Baay.
Isla Baay sidoo kale waxey ciidamada Mujaahidiintu xalay weerareen saldhiga Murtadiinta Ceelmashruuc ee degmada Qansaxdheere.
Dhanka Shabeelada Hoose, ciidamada Mujaahidiintu waxey xalay howlgal qarax ah ka fuliyeen gudaha degmada Awdheegle, kaas oo lala eegtay maleyshiyaat Murtadiin ah, waxaana ku dhaawacmay 1 askari oo Murtad ah
FAAFREEB PRO