Baay.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaallo culus oo saf ah ku qaadeen xeryaha murtadiinta ee ee ceelmashruuc ee degmada Qansaxdheere, iyo xeryaha deegaanada Awdiinle iyo Makuudo ee wada hoostaga magaalada Baydhabo.
Shabeelada Hoose
Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen saldhiga maleeshiyaatka Murtadiinta ee degmada Qoryooley