Shabeelada hoose.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen xerada askarta Kufaarta Afrikaanta ee deegaanka Golweyn ee hoostaga degmada Buulo Mareer.
Gedo:
Mujaahidiinta ayaa xalay weerar qarax ah ku qaaday guriga Maareeyaha garoonka Garbahaareey uu ka dagan yahay magaaladaasi, waxaana weerarkaasi ku dhaawacmay 1 askari oo ilaaladiisa kamid ahaa.