Mujaahidiinta oo Weeraray Saldhiga Ciidanka Xabashida itoobiya ee Waajid.

Dec 11, 2024

Shabeelada hoose.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay gudaha degmada Jannaale qarax kula beegsadeen maleeshiyaatka Ridada gaar ahaan kuwa Booliska.

Dhimashada waa hal askari oo Murtad ah oo lagu magacaabi jiray Ciilow Maaxiyow.

Bakool.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen xerada askarta Xabashida Itoobiya iyo saldhiga Murtadiinta ee degmada Waajid.

Isla Bakool waxey Mujaahidiintu xalay dagaal culus ku qaadeen saldhiga Murtadiinta ee degmada Xudur.