Mujaahidiinta oo Weerar Ku Qaaday Saldhigada Ciidanka Xabashida Itoobiya Garbahaarey.

Nov 22, 2024

Gedo.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen xerada askarta Kufaarta Xabashida Itoobiya ee degmada Garbahaarey.

Bakool.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey xalay dagaal culus ku qaadeen Xerada Murtadiinta ee degmada Xudur.

Mandheera.

Waxaa faahfaahin laga helayaa kamiin shalay ciidamada Mujaahidiintu ay u dhigeen kolanyo ka tirsan Saliibiyiinta Kenya oo ku socdaalayay duleedka deegaanka War-gaduudo ee hoostaga degmada Ceelqaalow.

Baqtiga waa 6 askari oo Kufaarta Kenya ah.

Dhaawaca waa 4 askari oo Kufaarta Kenya ah oo 2 garaab tahay.

Gubashada waa Kooyal ah oo qori Dhashiika ah saaranyahay.