Mujaahidiinta oo Weerar Culus ku Qaaday Saldhig ku Yaalla Mandheera.

Jul 14, 2025

Mandheera.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey dagaal culus ku qaadeen saldhiga askarta Kufaarta Kenya ee deegaanka Dhamase ee gobalka Mandheera ee ku hoos jira gumeysiga Kufaarta Kenya.