Shabeelada hoose
Mujaahidiinta ayaa qarax la beegsaday xafiiska taliyaha booliska ridada ee degmada Afgooye Murtadka lagu magacaabo Xasan Xuseen Xaaji waxaana jira khasaare soo gaaray maleyshiyaatkii ridada ee halkaasi ku sugnaa.
Dhanka Banaadir
Qarax Mujaahidiintu ay ka fuliyeen xaafada Kaawa Godey ee degmada Kaaraan ayaa lala eegtay fariisin ay ku sugnaayeen maleysiyaatka ridada, waxaana jira khasaare gaaray cadowga.
FAAFREEB PRO