Mujaahidiinta oo Sarkaal Murtad ah ku Khaarijiyay Degmada Afgooye.

Oct 24, 2025

Shabeelada hoose

Howlgal ciidamada Mujaahidiintu ay ka fuliyeen gudaha degmada Afgooye waxaa lagu dilay Murtad lagu magacaabi jiray Mad-Garaar oo ka tirsanaa saraakiisha kooxda ridada ugu magacaaban Afgooye.

FAAFREEB PRO