Mujaahidiinta oo Qarax La beegsaday Xarunta Maamulka Ridada Kismaayo.

Mar 6, 2025

ubbada Hoose

Mujaahidiinta ayaa saaka weerar qarax ku qaaday xarunta maamulka ridada ee magaalaada Kismaayo, waxaana jira khasaaro cadowga gaaray

Galgaduud:

Ciidamada Mujaahidiinta ayaa maanta weerar kamiin ah u dhigay maleeshiyaat murtadiin ah oo dhaqdhaqaaq kawaday deegaanka Geerille ee duleedka degmada Ceeldheer, waxaana weerarkaasi lagu dilay 1 askari oo murtad ah oo laga soo furtay qori boosh, halka mid kalana lagu dhaawacay.