Qarax ka Dhacay Dayniile oo Lagu Beegsaday Maleeshiyaadka Ridada.
Jul 24, 2025
Banaadir
Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay qarax la beegsadeen Barkoontarool oo maleeshiyaatka Ridada ay ku leeyihiin xaafada Oodweyne ee degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho.