Mujaahidiinta oo Qarax ku Beegsaday Isbaaro ku Taallay Galbeedka Baladweyne.

Jul 21, 2025

Hiiraan:

Qarax galabta ay Mujaahidiinta ka fuliyeen gudaha magaalada Baladweyne ayaa lala eegtay isbaaro maleeshiyaatka ridada u tiilay galbeedka magaaladaasi, waxaana ku dhintay 1 askari oo murtad ah.