Gedo:
Mujaahidiinta ayaa maanta qarax la beegsaday maleeshiyaat murtadiin ah oo ku sugnaa gudaha degmada Garbahaarey, wuxuuna qaraxa si gaar ah uga dhacay Kontarolka looga baxo dhanka Baladxaawo, waxaana jira khasaaro cadowga gaaray.
Shabeelada Hoose.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey weerar qorsheysan ku qaadeen isbaaro maleeshiyaatka Ridada u taala afafrka hore ee deegaanka Shalambood.
Dhimashada waa 2 askari oo Murtadiin ah.
Dhaawaca waa 1 askari oo Murtad ah.
Qaniimada waa Qori AK47 AH.