Mujaahidiinta oo Goordhow Maleeshiyaad Murtadiin ah ku Qarxiyay Shabeellaha Hoose.

Dec 27, 2025

Shabeelada hoose.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey goordhaw howlgal qarax ah la beegsadeen maleeshiyaat Murtadiin ah oo ku socdaalayay inta u dhaxeysa degmada Wallanweyn iyo deegaanka Warmaxan.

Qaraxa ayaa haleelay gaari Cabdi bile ah, Waxaana jirta khasaara Murtadiinta lagu gaasiiyay qaraxaas.

FAAFREEB PRO