Mujaahidiinta oo Gaari Sagsiik ah ku soo Furtey Weerar ka Dhacay Duleedka Afmadow.

Jan 19, 2026

Jubbada Hoose.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey goordhaw agagaarka deegaanka Dhoobley kamiin ugu dhigeen maleeshiyaat Murtadiin ah.

Inta la xaqiijiyay weerarkan kamiinka ah waxaa lagu diay 1 Murtad, halka mid kale lagu dhaawacay, waxaana lagu soo furtey gaari Sagsiik ah iyo Qori AK47 ah.

FAAFREEB PRO