Mujaahidiinta oo Duqeyn Ku Beegsaday Saldhig Murtadiinta Ku Leeyihiin Dayniile

Mar 13, 2025

Banaadir:

Ciidamada Mujaahidiinta ayaa barqanimadii maanta duqeeyey xero lagu tababaro maleeshiyaatka Murtadiinta oo ku taalla degmada Deyniile. Xeradan ayaa aad ugu dhow garoonka diyaaradaha ee Deyniile.

Inta la hubo, 3 askari ayaa ku dhimatay duqeyntan, 5 kalena waa ay ku dhaawacmeen. Sidoo kale duqeynta ayaa sababtay inuu dab ka kaco qeyb ka mid ah xerada taas oo geysatay burbur xoogan.

Wixii soo kordha dib ayaan kasoo gudbin doonaa Insha’Allaah.