Mujaahidiinta oo Dagaal Kula Wareegay Talis Maleeshiyada Ridada ay ku Lahaayeen Bariga Hiiraan.

Jun 9, 2025

Hiiraan:

Ciidamada Mujaahidiinta ayaa maanta dagaal kula wareegay talis ciidan oo maleeshiyaatka ridada ay ku lahaayeen nawaaxiga deegaanka Mooro-erri ee duleedka degmada Moqokori ee wilaayada Hiiraan.

Maleeshiyaatka ridada oo dagaalka lagu jabiyey ayaa waxaa gaaray khasaaro dhimasho iyo dhaawac leh, waxaana goobta loogu tagay baqtiga 1 askari oo murtad ah oo dagaalka lagu dilay.