Taliska ciidanka Xarakada Mujaahidiinta AL-Shabaab ayaa bayaan kasoo saaray howlgalladii cuslaa ee saaka ciidamada mujaahidiinta ay ku qaadeen saldhigyada maleeshiyaatka murtadiinta ee deegaanka Abooreey ee bariga wilaayada Hiiraan.
Warsaxaafadeedka kasoo baxay mujaahidiinta ayaa lagu sheegay in weerarkaasi lagu dilay ilaa 51 askari oo katirsan cadowga , ayna sidookale soo ganiimaysteen hub iyo saanad ciidan.
HOOS KA AKHRISO BAYAANKA.