Jamaacada Nusratul Islaam Wal Muslimiin oo ah faraca mujaahidiinta Al-Qaacida ee dhulka Maqirbul Islaami ayaa saacadihii lasoo dhaafay fuliyay weerar lagu dilay askar ka tirsaN xukumadaha Burkiina Faaso iyo Nayjar.
Cutubyo katirsan mujaahidiinta ayaa weerar xasmin ah ku qaaday sladhig ciidan oo ku yaalla gobolka Wahiigooyaa ee dalka Burkiina Faaso, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal socday in mudo ah.
Bayaan lasoo baxay mu’asasada Azallaqah ayaa lagu sheegay in dullaankaasi lagu dilay ilaa 17 askari oo katirsan maleeshiyaatka xukumada Wagadugow.
Sidookale ciidamada mujaahidiinta ayaa soo qaniimaystay hub isugu jira nuucyo kaa duwan halka ay dab qabadsiiyeen ilaa labo gaari.
Dhanka wadanka Nayjar ee isna dhaca mandiqada Galbeedka Afrika, mujaahidiinta ayaa weeraray saldhig ciidan oo ay leeyihiin maleeshiyaatka xukumada camiilka ah ee Niyaami.
Weerarkaasi ayaa lagu dilay tiro askar ah halka mujaahidinta ay kusoo qaniimaysteen ilaa labo gaari oo ah kuwa dagaalka.
Sidookale bayaan kasoo baxay Azallaqah ayaa lagu sheegay weerar kale oo ka dhacay isla wadanka Nayjar ay mujaahidiinta Nusratul Islaam Wal Muslimiin ku burburiyen ilaa sideed gaari ayna soo xureeyeen ilaa labo maxnuus oo muslimiin ah.