Ciidamada mujaahidiinta Jamaacada Nusratul Islaam Wal Muslimiin ee ka jihaada galbeedka qaarada Afrika ayaa maalmihii lasoo dhaafay fuliyay howlgaallo lagu beegsaday maleeshiyaatka xukuumada ridada Maali iyo kuwa murtazaqada Ruushka.
Maalnimadii Jimcaha bayaan kasoo baxay Azallaqah ayaa lagu sheega in mujaahidiinta ay weerar kamiin u dhigeen kolonyo katirsan maleeshiyaatka xukumada Boomaako oo ku socdaalayay gobolka Saygoo.
Weerarkaan ayaa lagu dilay ilaa sagaal askari, halka ay mujaahidiintu kusoo qaniimaysteen hub isugu jira nuucyo kala duwan.
Isla gobolka Sayguu, ciidamada mujaahidiinta ayaa weerar kamiin ah u dhigay maleeshiyaatka katirsan xukumada ridada Maali iyo iyo kuwa murtazaqada Ruushka.
Dhanka kale mu’asasada Azallaqah ayaa faafisay sawirada gaadiidka la gubay iyo sidoo kale baqtiyada maleeshiyaatkii lagu dilay weerarkaasi.
Mujaahidiinta Nusratul Islaam Wal muslimiin ayaa mudooyinkii dambe sii kordhiyay weerarada ay ka fulinayaan wadamada Burkiina Faaso iyo Maali, weerarada uu u badna dhabagal ayaana sababay in ay joogsadaan dhaqdhaqaaqyada ciidan ee maleeshiyaatka labadaasi xukumadooda.