Kadib shir ay xalay ku yeesheen magaallada Mogdisho, mucaaradka ridada ayeey markale eedeyn iyo goodis ugu jeediyeen hogaamiyaha Kooxda Ridada Soomaaliya murtad Gurguurte.
Bayaan ay soo saareen waxa loogu yeer golaha samata bixinta ayeey ku shegeen in Gurguurte uu yahay mid tuug ah ayna ka dacweynayaan maxkamadaha dowladaha reer galbeedka.
Waxay dhanka kale ku baaqeen banaanbaxyo ka dhan ah hogaamiyaha ridada kaas oo ka dhacaya magaallada Mogdisho
Sidoo kale warsaxaafadeedkan kasoo baxay mucaaradka ridada ayaa lagu sheegay in murtad Gurguurte uu ku fashilmay dagaalka ka dhan ah mujaahidiinta uuna xiligaan isku mashquulinayo badalka dastuur gaaleedka u dagsan iyo boobka doorashooyinka ridada.
Murtad Cabdi Qaydiid oo kamid ah mucaaradka kaso horjeeda mkurtad Gurguurte ayaa hanjabaad hawada u mariyay isaga oo siyaasyinta mucaaradka uga baaqay in la iska qabto Xasan Sheekh Maxamuud.
Khilaafka ka dhaxeeya murtad Gurguurte iyo mucaaradka kasoo horjeeda ayaa gaaray meeshii ugu saraysay iyadoo hada wixii ka danbeeya ay siyaasyinta mucaaradka qorshaynayaan in ay dhigaan banaanbaxyo, halka qaarkoOdo ay ku baaqayaan in dagaal looga hortago Gurguurte.