Maxaa ka Jira Dhimashada Bashaar Al-Asad?.

Dec 8, 2024

Reuters oo soo xiganeysa Laba ilo oo Suuriyaan ah ayaa sheegtay in ay jirto suurtogalnimo aad u sareysa oo laga yaabo in Bashaar Asad uu ku dhintay shill diyaaradeed xilli uu kusii jiheysnaa dhanka Ruushka.

Wakaalada wararka Reuters ayaa markale sheegtay iney ku howlantahay sii xaqiijinta qodbkan.

Dhanka kale wakaaladda wararka ee Russia Now oo iyadana soo xiganeysa Reuters ayaa tiri “Waxaa la xaqiijiyay in diyaarad uu la socday Bashaar Al-Asad ay burburtay xilli ay baxsanayeen”.

Khabarkan ayaa sii saramaya suuragalnimadiisa balse waa la arki doonaa wixii soo kordha halkan Isha ku haaya.

FAAFREEB PRO