Xii uu sii xoogaysanayo khilaafka udhaxeeya Kooxda Ridada Soomaaliya iyo siyaasyiinta mucaaradka ayaa waxaa soo faragaliyay dowlada saliibiyada ah ee Maraykanka.
Xukumada Wanshiton ayaa lasoo warinaya in ay soo faragalisay xiiada, iyadoo warqad gaarsiisay murtad Xasan Gurguurte oo lagu faray in uu la heshiiyo dhinacyada kasoo horjeeda uuna waqtigeeda ku qabto doorashoyin gaaleedka .
Sidookale waxa loogu yeero golaha mustaqbalka Soomaaliya oo ay ku midaysanyihiin siyaasyiinta mucaradka ayaa iyagana looga yeeray magaalada nayroobi.
Waxaa la sheegay in la isugu yeeray arqad ka timid aqalka cad oo qusaysa arimaha doorashooyinka, taas oo la sheegay in lasoo marsiiyay dowladaha gobolka oo Kenya ugu horayso.
Madaxweynaha maamulka ridada Jubbaland murtad Axmad Madoobe ayaa kamid ah dhionacyada gaaray nayroobiI SI shirkaasi uga qeybgalo.
Markasta uu xoogaysto khilaafka udhaxeeya mucaaradka iyo hogaamiyaasha Koxoda Ridada ayna soo dhawaadaan arimaha doorashoyin gaaleedka ayuu Maraykanku soo dhax galaa isaga oo dul dhiga awaamir lagu xlainayo khilaafaatkooda, maadaama ay yihiin dabadhilifyo meesha lawada keensaday.