Hiiraan:
Mujaahidiinta ayaa xaley weerar qarax ah ku qaaday xero maleeshiyaatka ridada ay ku leeyihiin gudaha degmada Buulaburde, waxaana jira khasaaro cadowga gaaray.
Baay:
Qarax Mujaahidiinta ay xaley ka fuliyeen gudaha magaalada Baydhabo ayaa lala eegtay maleeshiyaat murtadiin ah waxaana qaraxaasi ku dhintay 1 askari, mid kalana waa uu ku dhaawacmay.