Banaadir:
Qarax ay Mujaahidiinta maanta ka fuliyeen wadada Warshadaha ee magaalada Muqdisho gaar ahaan xero Jarmal ayaa lala eegtay gaari nuuca raaxada ah oo ay wateen maleeshiyaat ka tirsan Booliska ridada, waxaana qaraxaasi ku dhintay 1 askari, halka 3 kalana ay ku dhaawacmeen.
FAAFREEB PRO