Maleeshiyaatka Murtadiinta oo Lagu Jabiyay Dagaal Ka Dhacay Duleedka Ceelwaaq.

Dec 7, 2024

Shabeelada hoose.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen saldhiga Murtadiinta ee deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho

Dhanka kale maleeshiyaatka  murtadiinta  ayaa shalay markale isku dayay iney weerar kusoo qaadaan deegaanka Buusaar ee hoostaga degmada Ceelwaaq ee gobalka Gedo, waxaana weerar kahortag ah lagaga dilay 1 askari, halka kuwii kale ay firxadeen.

Kuwii firxadka ahaa ayaa saakay markale waxaa lagu helay deegaan lagu magacaabo Daanyer-fuulka oo hoostaga Ceelwaaq, waxayna ka carareen 1 qori oo AK-47 ah,