Shabeelada hoose
Ciidamada Mujaahidiinta ayaa goor dhow waxay weerar culus ku qaadeen saldhigga murtadiinta ee Haanta Dheer Degmada Afgooye, Weerarkaan waxaa lagu dilay 6 askari, cadowga ayaana uga cararay gudaha saldhigga la weeraray, halka laga gubay gaari nooca raaxada ah, sidoo kale Mujaahidiintu waxay weerarkaan ku soo furteen hub iyo saanad ciidan oo kala duwan