Maleeshiyaadka Murtad Axmed Madoobe oo Kamiin Loogu Dhigay Duleedka Kismaayo.

Dec 6, 2025

Jubbada Hoose.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey maanta kamiin u dhigeen maleeshiyaat Murtadiin ah oo ku socdaalayay inta u dhaxeysa deegaanada Buulo Gaduud iyo Yoontooy ee duleedka magaalada Kismaayo.

Waxaa jira khasaara nafeed iyo mid hantiyadeed oo Murtadiinta lagu gaarsiiyay weerarkaas dhabba galka ah.

FAAFREEB PRO