Baay.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen xerada Murtadiinta ee degmada Buurhakabo.
Habeenkii Jimcaha ayay ahayd markii ciidamada Mujaahidiintu qarax la beegsadeen fariisin ay maleeshiyaatka Ridada kaga suganyihiin xaafada Warlaliska ee degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho.
Qaraxan waxaa kasii horeeyay camaliyad Istish-haadiyo barakaysan oo lagu beegsaday maleeshiyaad murtadiin ah oo tababar loogu soo xirayay xerro Nac-Nac ee magaalada Muqdisho, halkaas oo lagu dilay 18 murtad, waxaana lagu dhaawacay 27 kale.
Maleeshiyaad xerro Nac-Nac lagu beegsaday ayaa ku howlanaa diyaar garowga weerarro arbushaad oo ay ku dhibaateenayaan shacabka ku dhaqan duleedyada Muqdisho.
FAAFREEB PRO