Maleeshiyaad Murtadiin ah oo ku Dhaawacmay Qarax ka Dhacay Duleedka Muqdisho.

Oct 28, 2025

Banaadir:

Qarax ay Mujaahidiinta ka fuliyeen deegaanka Lafoole ee duleedka Muqdisho ayaa lala eegtay fariisin maleeshiyaatka ridada ku sugnaayeen, waxaana qaraxaasi ku dhaawacmay 6 askari oo murtadiin ah.

FAAFREEB PRO