Maleeshiyaad Murtadiin ah oo Kamiin Loogu Dhigay Duleedka Awdheegle.

Dec 2, 2025

Shabeelada Hoose.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey kamiin u dhigeen maleeshiyaat Murtadiin ah oo ku socdaalayay inta u dhaxeysa degmada Awdheegle iyo deegaanka Nambar50, Waxaa jira khasaara Murtadiinta lagu gaarsiiyay weerarkaas.

FAAFREEB PRO