Guutada qaraxyada ee ciidamada Mujaahidiinta ayaa howlgal qarax ah ku beegsaday maleeshiyaad murtadiin ah oo ku sugnaa degmada Buulamareer ee gobolka Shabeellada Hoose.
Maleeshiyaadkan oo la socday mooto waxaa soo gaaray khasaare ka dhasahy qaraxa.
Inta la xaqiijiyay, Hal askari oo murtad ah ayaa ku dhintay qaraxaasi.
FAAFREEB PRO