Maleeshiyaad ay Dhisatay Dawladda Saliibiyadda ah ee Kenya oo lagu Weeraray Gobolka Gaarisa.

Sep 6, 2025

Gaarisa.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey weerar qorsheysan la beegsadeen isbaaro maleeshiyaat Murtadiin ah oo ay dhistay dowlada Saliibiyadda Kenya ay dhigteen duleedka deegaanka Xagardheer ee gobalka Gaarisa ee ku hoosjira gumeysiga Saliibiyadda Kenya.

Weerarkaas waxey Mujaahidiintu ku dileen 1 askari oo Murtad ah waxeyna ku dhaawaceen 3-kale kuwaasi oo la xaqiijiyay in xaaladooda garaab tahay