Maktabka Siyaasadda iyo Wilaayaatka Islaamiga ah oo Ku Dhawaaqay Guddiga Gurmadka Abaaraha (Bayaan).

Jan 21, 2026

Maktabka siyaasadda iyo wilaayaatka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, ayaa warsaxaafadeed ka kooban laba bog oo uu goordhow soo saaray ugu dhawaaqay guddiga Gurmadka Abaaraha.

Halkan ka degso bayaan oo PDF ah.