Banaadir.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey saaka madaafiic ku garaaceen xerada Xalane oo ah taliska ugu weyn Kufaarta ee magaalada Muqdisho.
Madaafiicda ayaa ku dhacay gudaha xerada.
Faahfaahin:
Dagaalkii shaley Mujaahidiinta ay kula wareegeen deegaanka Ceel-Hareeri dhimashada murtadiinta waxay gaartay 9 askari, dhaawacana waa 19 kale, sidoo kale Mujaahidiinta waxay soo qaniimeysteen gaari Nooha ah oo murtadiinta ka carareen.