Lix Askari oo Dhimasho iyo Dhaawac ku Noqday Qarax ka Dhacay Sh/Hoose.

Jan 4, 2026

Shabeellada Hoose:

Qarax ay Mujaahidiinta ka fuliyeen deegaanka Yaaq-bariweyne ayaa lala eegtay fariisin ay ku sugnaayeen maleeshiyaat ka tirsan ridada, waxaana qaraxaasi ku dhintay 3 askari, waxaana ku dhaawacmay 3 kale.

FAAFREEB PRO