{LIVE} 🛑La Soco Dagaalka ka Socda Degmada Aadan Yabaal.

Apr 16, 2025

WAR DEG DEG: Ciidamada Mujaahidiinta ayaa saaka weerarro cagmarin ah ku qaaday saldhigyadda maleeshiyaatka ridada ay ku leeyihiin duleedka iyo gudaha magaalada Aadan Yabaal ee wilaayadda Shabeellada Dhexe.

UPDATE

WAR DEG DEH AH: Mujaahidiinta ayaa cagta mariyay saldhigyadii maleeshiyada ridada ah ee duleedka degmada Aadan Yabaa. Mujaahidiinta ayaa u soo dhawaaqay dhanka gudaha degmada halkaas oo ay ku dhuumaalaysanaay saraakiisha hogaaminaysay duullaanka cadawga.

UPDATE

WAR DEG DEG: Ciidamada Mujaahidiinta ayaa si buuxda ula wareegay dhamaan saldhigyadii cadawga murtadiinta ee duleedka iyo gudaha degmada Aadan Yabaal ee Wilaayada Shabeellada dhexe.

AKHRISO WAR-SAXAAFADEED AADAN YABAAL.