Taliska Warfaafinta ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa warsaxaafadeed kasoo saaray camaliyaad istish-haadi ah oo maanta lagu beegsaday ciidamo Yugaandhees ah oo ku sugnaa duleedka deegaanka Bariire.
Weerarkaasi ayaa sababay khasaare culus oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac, iyadoo sidoo kale la burburiyay gaadiid dagaal oo ay lahaayeen ciidamada la beegsaday, sida lagu xaqiijiyay bayaanka kasoo baxay taliska.
Halkaan Ka Akhriso Bayaanka Siina Faafi.
Dhagayso Warsaxaafadeedka oo cod ah.