Khilaafka udhaxeeya Kooxda Ridada Soomaaliya iyo maamulka Jubbaland ayaa sameeyn ku yeeshay maleeshiyaatka Bangaraafta ee ay tababarto dowlada saliibiyada ah ee Maraykanka.
Kooxoda Ridada ayeey wararku sheegayaan in ay xilka ka qaaday taliyihii maleeshiyaatka loogu yeero Danab ee magaalada Kismaayo Murtad lagu magacaabo Carab Dheeg.
Murtadkaan ayaa maalmo kahor kasoo muuqday warbaahinta isaga oo eedeymo ujeedinaya Kooxda Ridada Soomaaliya islaamrkaana loo diiday in la dalacsiiyo darajooyinkooda.
Kooxda Xasan Gurguurte ayaa aad uga carootay taallabadaasi, taas ayaana keentay in xlka si deg deg ah looga qaado murtad Carab Dheeg.