Kamiin Lagu Beegsadey Maleeshiyo Murtadiin ah oo ka Dhacay Sh/hoose.

May 24, 2025

Shabeelada hoose.

Ciidamada Mujaahidiintu waxey maanta kamiin u dhigeen maleeshiyaat Murtadiin ah oo ku socdaalayay inta u dhaxeysa degmada Jannaale iyo deegaanka Buufow.

Dhimashada waa 3 askari oo Murtadiin ah.

Qaniimada waa 2 qori AK47 ah iyo booshashkooda.

Gubashada waa 1 Mooto oo Murtadiinta ay lahaayeen.