Kamiin Lagu Beegsaday Maleeshiyaadka Murtadiinta oo ka Dhacay Duleedka Xudur.

Aug 16, 2025

Bakool

Ciidadmada Mujaahidiinta ayaa kamiin u dhigay maleeshiyaad Murtadiin ah oo u socday in ay carqaladeeyaan deegaanada dhaca duleedka magaalada Xudur, kamiinka waxaa lagu dhaawacay 7 askari oo 2 kamid ah garaab yihiin.