Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in ciidamada Mujaahidiinta, ay halkaas ka fuliyeen howlgal qorsheysan oo lagu beegsaday maleeshiyaad murtadiin ah.
Mujaahidiintu waxey madaafiic ku garaacen kolanyo maleeshiyaatka Murtadiinta ah oo ku sugnaa agagaarka deegaanka Baarka ee duleedka magaalada Kismaayo.
Waxaa jira khasaara murtadiinta lagu gaarsiiyay duqeyntaas, wixii kusoo kordha dib ayaan kasoo gudbin doonaan, Inshaa Allaah.