Magaalada Jowle ee wilaayada Islaamiga ah ee Mudug waxaa ka dhacay isku soo bax looga soo horjeedo faragelinta qaawan ee Yahuuddu ka wado Soomaaliya, iyadoo dadka wejiyadoodu laga dheehan karayay sida ay uga xunyihiin aqoonsi ku sheegi la siiyay maamulka gaala raaca ah ee Somaliland.
Halkan hoose ka daawo sawirrada dibad baxa Jowle.
