In Kabadan 10 Iskuul oo Kuyaala Kenya oo Amni Xumo Darteed u Xiran.

Dec 20, 2024

Xukuumada saliibiyada Kenya ayaa sheegtay in wax ka badan 10 iskuul oo ku yaalla dalkeeda loo xiray amni xumo darteed.

War kasoo baxay wasaaradda arrimaha gudaha Kenya ayaa lagu sheegay, in iskuullo ku yaalla dalkaasi albaabada la isugu dhuftay sababo la xiriira amni xumo ka jirta qeybo kamid ah dalkaas.

Illaa 13 iskuul ayay wasaaraddu sheegay iney xirtay, kuwaas oo ku yaalla ismaamullada Baringo ee dalka Kenya, kadib amni darro baahsan oo saameysay gobalkaas.

Ismaamulka Baringo ayaa waxaa ku badan bucadda geysata dhaca, kuwaas oo mararka qaar dadka dila, taas ayaana loo aaneyneynaa tallaaabada albaabada la isugu dhuftay iskuulladaan.

FAAFREEB PRO