WAR DEG DEG AH: Ciidamada Mujaahidiinta ayaa cagta mariyey maleeshiyaat murtadiin ah oo ku sugnaa duleedka deegaanka Ceelqooxle ee degmada Moqokori ee wilaayadda Hiiraan.
Weerarkaani ayaa lagu dilay 31 askari oo murtadiin ah kuwaasi oo cadowga meydadkooda uga carareen goobta dagaalka, waxaana lagu dhaawacay 20 kale.
Wixii faahfaahin ah oo soo kordha dib ayaan kasoo gudbin doonaa Insha’Allaah.