Hiiraan:
Dagaallo in ka badan 4 jeer lagu jabiyey maleeshiyaatka ridada ayaa maanta waxay ka dhaceen duleedka degmada Moqokori ee wilaayadda Hiiraan.
Khasaaraha hordhaca ah ee murtadiinta lagu gaarsiiyey dagaalladaasi waa, dhimasha 11 murtadiin ah, oo 8 kamid ah meydadkooda cadowga uga carareen goobta dagaalka, halka 3 kalana ay horay usii qaateen.
Sidoo kale dagaalladaasi waxaa lagu dhaawacay 20 kale.
Murtadiinta dagaalladaasi lagu dilay maanta waxaa kamid ah.
1-Muumin Nuurshe Maxamed Cabdulle.
2-Aadan Ibraahim Fidhig (Ilbir)
Xaalada goobihii dagaallada ay ka dhaceen ayaa degan, waxaana gacanta ku haya goobahaasi ciidamada Mujaahidiinta, iyadoona murtadiinta oo jabay ay galeen gudaha degmada Moqokori.