Banaadir.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen Bar Koontarool oo maleeshiyaatka Ridada ay dhigteen xaafada Sifeynta Batroolka ee degmada Wadajir.
Baay.
Ciidamada Mujaahidiintu waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen xerada askarta Kufaarta Xabashida Itoobiya ee deegaanka Awdiinle ee hoostaga magaalada Baydhabo.
Baay:
Qarax ay Mujaahidiinta maanta ka fuliyeen gudaha magaalada Baydhabo ayaa lala eegtay maleeshiyaat murtadiin ah oo ku sugnaa Isbaaro, waxaana jira khasaaro cadowga gaaray.